Booliiska Jubbaland oo lagu wareejiyay Qalab kala duwan oo Muhiim ah (Daawo Sawirada)

Taliska ciidanka booliiska AMISOM ayaa maanta qalab kala duwan oo muhiim u ah shaqadooda ku wareejiyay ciidanka booliiska maamul goboleedka Jubbaland ee ka howlgala magaalada Kismaayo. Qalabkan ciidamada booliiska maamulka Jubbaland maanta lagu wareejiyay ayaa waxaa kamid ah qalabka lagu baaro miinooyinka, Cumbuyuutaro, qalabka isgaarsiita iyo qalab kale oo kala duwan. Maamulka Jubbaland ayaa ka … Continue reading Booliiska Jubbaland oo lagu wareejiyay Qalab kala duwan oo Muhiim ah (Daawo Sawirada)